HomeLatestHadii aadan wali canshuurta xaraynin, waxaad haysataa fursad kale.

Hadii aadan wali canshuurta xaraynin, waxaad haysataa fursad kale.

Date:

Related stories

Minnesota Capitol Hosts 3rd Annual Somali Day Rally Amid Community Challenges

Dozens of people gathered at the Minnesota State Capitol...

Fuel Rationing, Free Buses, and Rising Costs

How the Global Oil Crisis Is Affecting Everyday Life A...

Ramadan 2026 Expected to Begin Around February 18–19 as Moon Sighting Approaches

Muslims across the world are preparing for the holy...

Somalia Receives Turkish Tanks in Push to Modernize Its Army

Somalia has taken a significant step toward modernizing its...
spot_imgspot_img

Maanta oo Isniin ah, Abriil 15 waa Maalinta ugu danbaysa ee canshuur xaraynta, laakiin ha ka baqin, haddii aadan weli diyaar u ahayn inaad xareyso.  Reer Minnesota waxay haystaan fursad ay ku xaraysan karaan canshuurta.  

Canshuuraha Gobolka Minnesota

Waaxda Dakhliga ee Minnesota waa inay  hesho canshuur celinta gobolka si elektaroonig ah ama jeeg ku taariikhaysan Abriil 15, 2023. Haddii canshuur laguugu leeyahay sanadkan, waa inaad bixisaa 15-ka, xitaa haddii aad canshuurta xarayso xili danbe. 

Uma baahnid inaad buuxiso foom ama wax xaraysid si aad u hesho waqti kordhin canshuuraha gobolka. Reer Minnesota waxay haystaan ilaa Oktoobar 15 si ay u xareeyaan cashuurta gobolka ka hor inta aan ganaax la saarin. 

 Sharciga waqti kordhinta ciidamada qalabka sida waa ay ka duwantahay.  Halkan ka eeg xogtaasi. 

Canshuuraha Federaalka

Markay timaaddo cashuuraha dawladda dhexe, waxaad u baahan doontaa inaad codsato waqti kordhin  haddii aadan buuxin karin Abriil 18, 2023.

Waxaad maanka ku haysaa in kordhintaan kaliya ay ku siinayso wakhti dheeraad ah oo aad ku xerayso canshuurtaada. Hadii canshuur laguugu leeyahay waa in aad bixisaa xiligii loogu talo galay.  Nasiib wanaag, codsiga waqti kordhinta waa bilaash!

 Shabakada IRS waxaad ka helaysaa xulashooyin kala duwan oo ku siinaya fursad aad canshuurtaada ku xarayso si bilaash ah hadii aad luqada taqaano kombuyuutarna haysata. Sidoo kale waxaa kaa caawin kara canshuur xareyayaasha Soomaalida ee xafiisyada ku leh moolalka ama meelaha kale. 

Abdirizak Diis
Abdirizak Diishttps://politics101.online/
Abdirizak Diis is the founder and CEO of Somali Media of Minnesota, where he serves as a writer and editor. He is also an anchor for Somali TV of Minnesota. Abdirizak specializes in community reporting, health and education awareness, and geopolitical analysis of the Horn of Africa. He holds a Master's degree in Public Affairs from the University of Minnesota and a Master's degree in Political Science from Western Illinois University. With over 15 years of teaching experience, he taught Social Studies at Minneapolis Public Schools for several years. Notably, he is the first Somali American to develop a Somali Studies curriculum. In his free time, Abdirizak enjoys spending time with friends.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories

spot_img

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here