HomeSomali News

Somali News

Xamli ma leedahay? Hadii ay jawaabtu tahay haa, Ka hortag sumowga sunta Maarta ama rasaasta oo loo yaqaan “Lead”.

Sumowga sunta rasaasta waxaa sababa neefsashada ama liqida waxyaabaha leh leedh ama macdanta rasaasta. Hooyada waxaa ay sunta u gudbin kartaa ilmaha aan wali...

Maxaad ka ogtahay dhibaatada ay sunta rasaasta u gaysato caruurta sidee baadse ooga hor tagi kartaa?

Qadar walbo oo ka mid ah sunta rasaasta ama lead waa ay dhibaataynaysaa caruurta. Xitaa qadarka ugu yar ee sunta lead waxay dhibaato u...

Askari boolis ah iyo nin hubaysan ayaa dhintay, labo qof oo kalena waa ay dhaawacmeen magaalada Minneapolis.

Jamal Mitchell ayaa la dilay xilli uu ka jawaabayay toogasho ka dhacday guri dabaq ah oo ku yaalla 2200 block of Blaisdell Avenue, taasoo...

Qiimaha ujrada darawalada Uber iyo Lyft oo hada sharci noqday ka dib markii uu Gov. Tim Walz saxiixay

Governor Tim Walz ayaa qalinka ku duugay sharci Cucub oo siinaya darawalada Uber iyo Lyft khidmad saraysa maanta oo talaado ah ka dib markii...

Saamaynta COVID-19 ee caafimaadka dhimirka lama fududaysan karo

Mid ka mid ah mashaakilaadka adduunka ugu weyn ee    COVID-19 ayaa ah  saameyn ta xun ee u ku yeeshay  nidaamyada caafimaadka, dhaqaalaha...

Shariciga jaangoynta ujrada darawada Uber iyo Lyft oo wax ka badal wajahayo 

Hogaamiyayaasha aqalka sare ayaa sheegay in wada xaajoodka sharciga aadka looga dooday uu socdo, islamarkaana xafiiska Gov. Tim Walz uu wali muujinayo cagajiid.Wada xaajoodyada...

Maxkamada Racfaanka ayaa xukuntay in qorshaha guryaynta Minneapolis la hirgaliyo

Go'aanka maxkamada Minnesota wuxuu u ogolaanayaa Minneapolis inay horay u sii waddo qorshaheeda guriyeynta 2040, kaas oo ujeedadiisu tahay in guryo badan la dhiso...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read