HomePolitics and Leadership

Politics and Leadership

Jaaliyada Soomaaliyeed ee Minnesota oo qorshaynaya isu soo bax balaaran oo ka dhan ah dowlada Ethiopia, laguna taageerayo Soomaaliya. 

Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa abaabulaya isu soo bax balaaran oo lagu taageerayo mowqifka dowlada Soomaaliya ka istaagtay...

FBIda oo baaritaan ku samaynaysa doorashadii ugu danbaysay ee golayaasha deegaanka Minneapolis.

FBI-da ayaa eegaysa khaladaadka doorashada ee ku xeeran habraaca xulashada u tartamayaasha xisbiga DFL ee Minneapolis ka hor doorashadii golaha deegaanka ee sannadkii hore,...

Maxkamada sare ee Maraykanka oo go’aan ka gaaraysa in Trump u tartami karo xilka madaxtinimada.

By Abdirizak Diis,Maxkamadda sare ee Maraykanka ayaa sheegtay Jimcihii in ay go'aan ka gaari doonto in madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Trump laga...

Midowga Yurub, Maraykanka, Ururka isu taga Muslimiinta, Jaamacada Carabta oo dhamaan garab istaagay Soomaaliya kana soo horjeestay heshiiska Ethoipia la gashay maamulka Somali Lanad. 

Madaxa siyaasadda arrimaha dibadda ee Midowga Yurub, Josep Borrell, ayaa xoojiyay taageerada Midowga Yurub ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya, mar uu Khamiistii...

Ethiopia’s Abiy Ahmed Inches the Horn of Africa Towards New Conflict

By Prof. AbdiRizak Warfa | Jan 3rd, 2024In a new year bombshell, Prime Minister Abiy Ahmed of Ethiopia announced that his country signed a...

Maxaad ka ogtahay sharciyada cusub ee dhaqangalaya 2024, iyo saamaynta ay ku yeelanayaan reer Minnesota?

Sharciyo cusub oo dhowr ah oo ay ansixiyeen Golaha Sharci dejinta  Minnesota ee dimuquraadiyiinta aqlabiyad buuxda ku haysteen 2023 ayaa dhaqan galaya Janaayo 1,...

Muxuu yahay sharciga cusub ee Minnesota oo ka mamnuucaya shirkadaha in ay waydiiyaan shaqo-doonka mushaarkii ay hore u qaadan jireen?

Lt. Gov. Peggy Flanagan ayaa ka sheekaysay dareenkeeda walwalka badan markii ay shaqo codsatay sanado ka hor shaqabixiyuhuna waydiiyay mushaatkii ay qaadanaysay shaqadeedii hore....

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read