HomeEducationMaadada culuumta Soomaalida (Somali Studies) oo lagu baran doono dugsiyada dadwaynaha ee...

Maadada culuumta Soomaalida (Somali Studies) oo lagu baran doono dugsiyada dadwaynaha ee Minnesota.

Date:

Related stories

Minnesota Capitol Hosts 3rd Annual Somali Day Rally Amid Community Challenges

Dozens of people gathered at the Minnesota State Capitol...

Fuel Rationing, Free Buses, and Rising Costs

How the Global Oil Crisis Is Affecting Everyday Life A...

Ramadan 2026 Expected to Begin Around February 18–19 as Moon Sighting Approaches

Muslims across the world are preparing for the holy...

Somalia Receives Turkish Tanks in Push to Modernize Its Army

Somalia has taken a significant step toward modernizing its...
spot_imgspot_img

Manhajka cusub ee cilmiga bulshada ee Minnesota oo ay ku jiraan daraasaadka qowmiyadaha ayaa dhaqan geli doona 2026.  Macdadka cilmi baarista ee u janjeera dhanka Republikanka ee American Experiment ayaa maadada culuumta qoymiyadaha ama isirka ka soo horjeestay in lagu daro manhajka dugsiyada dadwaynaha Minnesota.  Machadka ayaa dacweeyay waaxda waxbarashada ee Minnesota (MDE) si meesha looga saaro barashada maadada qowmiyadaha.

Garsooraha dacwada qaadayay ayaa ansixiyay barashada maadada culuunta qoymiyadaha waxaa uuna faray waaxda waxbarashada ee Minnesota in ay isbadal yar ku sameeyaan manhajka. 

Manhajka  cusub ee culuumta bulshada ayaa lagu dari doonaa daraasaadka qowmiyadaha  ee bulshooyiinka degan Minnesota markii ugu horeysay. Dadka arrintaan u ololeeya ayaa xusay in ku darista manhajka cusub culuumta qomiyadaha ay ka dhigan tahay aqoonsiga kala duwanaashaha ardayda Minnesota.  

Xukunka garsooraha Eric Lipman ayaa soo afjaraysa dood socotay  ku dhawaad afar sano. Sida uu dhigayo sharciga gobolka, dhammaan manaahijta lagu barto dugsiyada oo ay ku jiraan barashada xirfadaha waaweyn waa in dib u eegis lagu sameeyaa tobankii sanoba mar.   

Daraasaadka qowmiyadaha ayaa hada lagu dhigtaa dugsiyada dadwaynaha ee Minneapolis iyo St. Paul. Daraasaadkaan waxaa ka mid ah barashada culuumta Soomaalida oo ay ku jiraan taariikhda, dhaqanka, iyo hawaayada ama aqoonsiga ardayga Soomaaliga ah. Sidoo kale waxaa ka mid ah culuumta Afrikaanka Maraykanka, eeshiyaanka, iyo Laatiinaha. 

Ardayda kama qalin jabin karo dugsiga sare ilaa ay qaataan hal semestar oo culuumta qowmiyadaha ah. 

Ardayda Soomaalida ayaa aad u soo dhaweeyay in ay dugsiyada dadwaynaha ku bartaan taariikhdooda iyo dhaqankooda oo inta badan aysan ku jirin manhajka culuumta bulshada.

Abdirizak Diis
Abdirizak Diishttps://politics101.online/
Abdirizak Diis is the founder and CEO of Somali Media of Minnesota, where he serves as a writer and editor. He is also an anchor for Somali TV of Minnesota. Abdirizak specializes in community reporting, health and education awareness, and geopolitical analysis of the Horn of Africa. He holds a Master's degree in Public Affairs from the University of Minnesota and a Master's degree in Political Science from Western Illinois University. With over 15 years of teaching experience, he taught Social Studies at Minneapolis Public Schools for several years. Notably, he is the first Somali American to develop a Somali Studies curriculum. In his free time, Abdirizak enjoys spending time with friends.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories

spot_img

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here