HomeEducationMacalimiinta Dugsiyada Dadwaynaha St. Paul oo ku dhawaaqay in ay shaqo joojin...

Macalimiinta Dugsiyada Dadwaynaha St. Paul oo ku dhawaaqay in ay shaqo joojin samaynayaan, sidee bay kuu saamaysanysaa?

Date:

Related stories

Minnesota Capitol Hosts 3rd Annual Somali Day Rally Amid Community Challenges

Dozens of people gathered at the Minnesota State Capitol...

Fuel Rationing, Free Buses, and Rising Costs

How the Global Oil Crisis Is Affecting Everyday Life A...

Ramadan 2026 Expected to Begin Around February 18–19 as Moon Sighting Approaches

Muslims across the world are preparing for the holy...

Somalia Receives Turkish Tanks in Push to Modernize Its Army

Somalia has taken a significant step toward modernizing its...
spot_imgspot_img

Hogaamiyayaasha Ururka macalimiinta St. Paul ayaa ku ku dhawaaqay isniintii in ay shaqo joojin samaynayaan Maarso 11keeda hadii aan codsigooda wax laga qaban.  Macalimiinta ayaa dalbanaya mushaar kordhin iyo caymis caafimaad oo la awoodi karo. 

Wada xaajoodka labada dhinac ayaa socda. Fadhi dhexdhexaadin ah ayaa la qorsheeyay Jimcaha.

Bayaan uu ururka soo saaray ayay ku xuseen in go’aankaan aysan si dhayal ah ku gaarin, haseyeeshee uu lagama maarmaan yahay si macalimiinta St. Paul u sii shaqeeyaan.  

Masuuliyiinta degmada ayaa bayaan ay soo saareen ku sheegay, in ay aad oga xun yihiin in ururka asteeyay maalinta ay shaqada joojinayaan. Waxaa kale oo ay sheegeen in  taasi oo ay ka dhalan karto in in ka badan 33,000 oo arday laga bilaabo fasalka xananada ilaa dugsiga sare ay waxbarasho la’aan  wajahaan. 

Sidoo kale degmada waxay ka digtay in sannad-dugsiyeedka la kordhin doono ardayda dugsiga sarena  ay ku adkaanayso in ay helaan buundooyin ku filan qalin-jabinta.

Guddiga dugsiga ayaa la filayaa in ay kulmaan Isniinta kalfadhi gaar ah oo dadwaynaha iyo saxaafada banaanka ka tahay si ay oga xaajoodaan arrintaan. 

Hadii arrintaan xal laha gaari waayo ka hor Marrso 11keeda, arday badan ayaa guryaha joogi doona oo ka mid yihiin arday badan oo Soomaali ah. Waalidiinta qaar ayaa ku qasbanaan doona in ay shaqada fasax ka qaataan si caruurta ula joogaan. 

Abdirizak Diis
Abdirizak Diishttps://politics101.online/
Abdirizak Diis is the founder and CEO of Somali Media of Minnesota, where he serves as a writer and editor. He is also an anchor for Somali TV of Minnesota. Abdirizak specializes in community reporting, health and education awareness, and geopolitical analysis of the Horn of Africa. He holds a Master's degree in Public Affairs from the University of Minnesota and a Master's degree in Political Science from Western Illinois University. With over 15 years of teaching experience, he taught Social Studies at Minneapolis Public Schools for several years. Notably, he is the first Somali American to develop a Somali Studies curriculum. In his free time, Abdirizak enjoys spending time with friends.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories

spot_img

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here