HomeLatestTelefoonkaaga ma shaqaynayaa? Telefoono badan ayaa saaka shaqaynayn, maxay tahay sababta?

Telefoonkaaga ma shaqaynayaa? Telefoono badan ayaa saaka shaqaynayn, maxay tahay sababta?

Date:

Related stories

Minnesota Capitol Hosts 3rd Annual Somali Day Rally Amid Community Challenges

Dozens of people gathered at the Minnesota State Capitol...

Fuel Rationing, Free Buses, and Rising Costs

How the Global Oil Crisis Is Affecting Everyday Life A...

Ramadan 2026 Expected to Begin Around February 18–19 as Moon Sighting Approaches

Muslims across the world are preparing for the holy...

Somalia Receives Turkish Tanks in Push to Modernize Its Army

Somalia has taken a significant step toward modernizing its...
spot_imgspot_img

Kumanaan qof oo ka mid ah macaamiisha At&t ayaa saaka oo Khamiis ah ku waabariistay iyaga oo aan haysan khadka telefoonka. Waxaa ay saamaysay xiriirka ay la samayn lahaayeen dadka danaha kala dhexeeyo oo ay ku jiraan wicitaanka gurmadka deg-dega ah. 

Appka Downdetector oo raad raaca go’itaanka khadka telefoonka ayaa diiwaan galiyay ku dhawaad 64,000 oo qof oo lumiyay khadka subaxnimadii khamiista laga bilaabo 4:30 subaxnimo xiliga waqtiga central ka. 

Shirkada At&t ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay “”Qaar ka mid ah macaamiisheena ayaa saaka la kulmay kala go’a adeegga wireless-ka. Waxaan si degdeg ah uga shaqaynaynaa sidii aan u soo celin lahayn adeegaasi. Waxaan dhiirigelineynaa isticmaalka  Wi-Fi0ga ilaa adeegga dib loo soo celinayo,” 

Ku dhwaaad 13,000 oo ah macaamiisha Wireless-ka Cricket-ka ayuu ka go’ay khadka, halka ilaa 4,000 oo ka mid ah macaamiisha Verison ay iyagana sidaasi si la mid ah sheegeen.  

Verizon iyo T-Mobile labaduba waxay sheegeen in khadkooda telefoonka uusan go’in.  

“Shabakadda Verizon waxay u shaqeysaa si caadi ah. Macaamiisha qaar ayaa saaka la kulmay caqabad marka ay wacayaan ama fariin u dirayaan macaamiisha shirkadaha kale. Si dhaw ayaan ula soconaynaa xaalada,” ayay tidhi Verizon.  

 Hadii aad aragtay kala go’ ku yimid xiriirkaaga telefoonkaaga, la soco in ay tahay cilad jirta oo dad badani kula wadaagaan. 

Sababta keentay in uu khadka xumaado ayaan ilaa hada la shaacin. 

Abdirizak Diis
Abdirizak Diishttps://politics101.online/
Abdirizak Diis is the founder and CEO of Somali Media of Minnesota, where he serves as a writer and editor. He is also an anchor for Somali TV of Minnesota. Abdirizak specializes in community reporting, health and education awareness, and geopolitical analysis of the Horn of Africa. He holds a Master's degree in Public Affairs from the University of Minnesota and a Master's degree in Political Science from Western Illinois University. With over 15 years of teaching experience, he taught Social Studies at Minneapolis Public Schools for several years. Notably, he is the first Somali American to develop a Somali Studies curriculum. In his free time, Abdirizak enjoys spending time with friends.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories

spot_img

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here