HomeLatestXerada Nenookaasi ee koonfurta Minneapolis una dhaw mallka 24, miyaa la xiri...

Xerada Nenookaasi ee koonfurta Minneapolis una dhaw mallka 24, miyaa la xiri doonaa maanta oo kamiis ah? 

Date:

Related stories

Minnesota Capitol Hosts 3rd Annual Somali Day Rally Amid Community Challenges

Dozens of people gathered at the Minnesota State Capitol...

Fuel Rationing, Free Buses, and Rising Costs

How the Global Oil Crisis Is Affecting Everyday Life A...

Ramadan 2026 Expected to Begin Around February 18–19 as Moon Sighting Approaches

Muslims across the world are preparing for the holy...

Somalia Receives Turkish Tanks in Push to Modernize Its Army

Somalia has taken a significant step toward modernizing its...
spot_imgspot_img

By Abdirizak M. Diis

Camp Nenookaasi, oo ah xero loogu talagalay dadka aan guryaha lahayn ee xaafadda Phillips, ayaa la filayaa in ay cagaf mariyaan shaqaalaha magaalada Minneapolis Khamiista. In ka badan 100 qof ayay hoy u tahay goobta  ku taal koonfurta Minneapolis, qabanqaabiyeyaasha  xerada waxay dacwad u gudbiyeen maxkamad federaali ah ah toddobaadkan iyagoo ku guuldareystay dacwada ay  garsooraha oga codsadeen in uu amar ku siiyo magaalada inay joojiso qorshaheeda.

Qabanqaabiyeyaasha xerada waxay qorsheynayaan inay in ay sameeyaan quraac wadareed subaxda hore ee  Khamiista. Dhowr hay’adood ayaa soo xaadiri doona subaxdii hore si ay gacan uga geystaan dib u dejinta dadka deggan, ayay tiri Christin Crabtree, oo mudo dheer ahayd qabanqaabiyaha xerada. Waxaa sidoo kale qabandoonaan shir jaraa’id oo 10-ka subaxnimo.

Magaalada ayaa laba jeer dib u dhigtay xiritaanka xerada bishii la soo dhaafay. Qabanqaabiyeyaasha xerada, dadka degan, iyo hawl-wadeenno badan ayaa ku cadaadiyay magaalada inay joojiso xiritaanka kaamamka iyadoon la keenin xal si wax looga qabto caqabadaha guryaha. Mas’uuliyiinta magaalada ayaa sheegay in ay ka go’an tahay in ay xirayaan sidoo kalena  ay gacan ka gaysanayaan dadaallada lagu doonayo in  guryo loogu helo dadkii deganaa.

Abdirizak Diis
Abdirizak Diishttps://politics101.online/
Abdirizak Diis is the founder and CEO of Somali Media of Minnesota, where he serves as a writer and editor. He is also an anchor for Somali TV of Minnesota. Abdirizak specializes in community reporting, health and education awareness, and geopolitical analysis of the Horn of Africa. He holds a Master's degree in Public Affairs from the University of Minnesota and a Master's degree in Political Science from Western Illinois University. With over 15 years of teaching experience, he taught Social Studies at Minneapolis Public Schools for several years. Notably, he is the first Somali American to develop a Somali Studies curriculum. In his free time, Abdirizak enjoys spending time with friends.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories

spot_img

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here