Golaha Magaalada Brooklyn Park Center ayaa diiday mooshin ka mamnuuci lahaa booliiska in ay baabuurta joojiyaan hadii khaladaad taraafik oo yar ay galaan. Golaha...
Tara FitzGerald, oo ahayd maamulaha Dugsiga Dhexe ee Andersen United ilaa 2021, ayaa lagu qasbay in ay xilka wareejiso.
Maamulaha Dugsiga Dhexe ee Andersen United...
Noocyada kala duwan ee COVID-19 (Variants)
Fayrasyada sida kan sababa COVID-19 aad ayay isu badbadalaan. Marka uu fayrasku isbeddelo waxa loo yaqaan " Variant" wuxuuna...
Dugsiga Sare ee St. Louis Park ayaa la xiray jimcihii, iyadoo xiisadaha iyo wax-qabadyada dugsiga la joojiyay ka dib dagaal dugsiga ka dhacay Khamiistii....
Manhajka cusub ee cilmiga bulshada ee Minnesota oo ay ku jiraan daraasaadka qowmiyadaha ayaa dhaqan geli doona 2026. Macdadka cilmi baarista ee u janjeera...
Barnaamijka ka caawiya dadka bixinta biilasha korontada ayaa si aan hore loo arag loo codsaday sanadkaan. Barnaamijka wali waa u furan yahay codsadayaasha cusub,...