HomeLatest

Latest

spot_imgspot_img

Xerada Nenookaasi ee koonfurta Minneapolis una dhaw mallka 24, miyaa la xiri doonaa maanta oo kamiis ah? 

By Abdirizak M. Diis Camp Nenookaasi, oo ah xero loogu talagalay dadka aan guryaha lahayn ee xaafadda Phillips, ayaa la filayaa in ay cagaf mariyaan...

Qaar ka mid ah dadka degan xerada hoylaawayaasha ee Koonfurta Minneapolis oo dacweeyay magaalada? Maxay tahay sababta?

Laba qof oo deggan xerada hoy-laawayaasha ee ku taal koonfurta Minneapolis meel aan ka fogayn mallka 24 ee Soomaalida oo la qorsheeyay in la...

Wrbixinta 4aad ee Group 5: Sideen isugu diyaarin karaa inaan codsado in la’ii keeno qof aan garanayo?

Sidii aad nooga barteen maalmahaan danbe, waxaan idiin soo gudbinaynaa xogaha ugu muhiimsan ee sida loo codsado group 5 dadka aad jeceshayna aad ku...

Sida ama Habka loo Codsado Group 5 arjigana loo buuxiyo.  

Waa maxay habka codsiga si aad u noqoto kafaala-qaade? Si aad u codsato kafaala-qaadka iyada oo loo marayo Kooxda Soo-dhaweynta ee shanta qof ka kooban,...

Qormada 2aad ee Group 5: Maxay yihiin shuruudaha laga doonayo qofka doonaya in uu kafaalo qaado qaxooti iyo qofka la keenayo Maraykanka. 

Sidii aan idiinku sheegnay qormadii hore, shan qof oo muwaadiniin Maraykan ah ama deganaasho rasmi ah haysta ayaa kafaala qaadi kara qaxooti jooga meel...

Qaybta 1aad: Wax ka agow Barnaajimka soo dhawaynta qaxootiga (American Corps) ama Group 5. 

Wasaraada arrimaha dibedda ee Maraykanka oo kaashanaysa Wasaarada caafimaadka iyo adeegyada aadanaha ayaa iclaamisay 2022kii barnaamij kafaala-qaad gaar ah kaas oo awood u siinaya...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img