HomeLatest

Latest

Wiil Yar oo Soomaali ah oo Ka qayb qaatay shaqaalaysiinta taliyaha booliiska, doorna ku yeeshay qoondaynta $7 million. Sidee bay magaalada u kobcisaa ka...

Abshir Cali oo todoba iyo toban jir ah ayaa aadoga wayn da’diisa sida ardayda kale ee dhigata dugsiga sare. Ardayda ayaa inta badan xooga...

Maxkamada Sare ee Colarado oo Trump ka mamnuucday doorashada xilka madaxwaynaha. Maxaa xigi kara?

Maxkamadda Sare ee Gobolka Colorado  ayaa Talaadadii ku dhawaaqday in madaxweynihii hore eee Maraykanka Donald Trump uusan u qalmin in uu dalka madaxwayne ka...

Gaari ayaa lagu dhuftay mid ka mid ah baaruurta ilaalada Madaxwaynaha Maraykanka Joe Biden xili uu ku sugnaa xarunta dhexe ee ololohiisa doorashada Deleware. 

Gaari ayaa ku dhacay gaari SUV ah oo ka mid ah kolonyada ilaalada madaxweyne Joe Biden habeenkii Axadda, xilli uu madaxweynuhu ka soo baxayay...

A Landmark Treaty Signing Ceremony Unfolds in Entebbe, Uganda

Somalia's Historic Accession to East African Community

Kormeeraha cusub ee dugsiyada dadwaynaha Minneapolis oo la ansixiyay, waxayna qaadan doontaa mushaar gaaraya $266,000.

Kulan ay  xalay-Deseembar 12, 2023- ay ku yeesheen gudiga dadwaynaha Minneapolis xaruntooda Davis Center  ayaa waxaa ay ku ansixiyeen si rasmi ah kunturaada kormeeraha...

Soomaalida Minnesota iyo Maraykanka oo uruurinaya lacag gaaraysa hal milyan oo doolar si loogu caawiyo dadka ku waxyeeloobay daadadka. 

Soomaalida ku dhaqan Minnesota ayaa Abaabul xoogan ugu jira sidii ay u caawin lahaayeen Soomaalida ku waxyeeloobay daadadka xilagaan ka jira geeska Afrika. Culaam’udiinka...

Gudigii G. Walz u xilsaaray arrinta Uber/Lyft maxay isku mari la’yihiin?

Guddiga gaarka ah ee Gov. Tim Walz ee  loo xilsaaray In ay ka shaqeeyaan xal u helida muranka hareeyay ujrada darawalada Uber iyo Lyft ...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read