Politics

Xildhibaanad Hodan Hassan oo ku dhawaaqday in aysan doorasho u tartamaynin mar Sadexaad. 

Xildhibaanad Hodan Hassan oo ka tirsan aqalka hoose ee Gobolka Minnesota oo matalaysay deegaan doorashada 62B ayaa sheegtay in aysan u tartamaynin kursiga  mar...

FBIda oo baaritaan ku samaynaysa doorashadii ugu danbaysay ee golayaasha deegaanka Minneapolis.

FBI-da ayaa eegaysa khaladaadka doorashada ee ku xeeran habraaca xulashada u tartamayaasha xisbiga DFL ee Minneapolis ka hor doorashadii golaha deegaanka ee sannadkii hore,...

Maxkamada sare ee Maraykanka oo go’aan ka gaaraysa in Trump u tartami karo xilka madaxtinimada.

By Abdirizak Diis,Maxkamadda sare ee Maraykanka ayaa sheegtay Jimcihii in ay go'aan ka gaari doonto in madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Trump laga...

Maxkamada Sare ee Colarado oo Trump ka mamnuucday doorashada xilka madaxwaynaha. Maxaa xigi kara?

Maxkamadda Sare ee Gobolka Colorado  ayaa Talaadadii ku dhawaaqday in madaxweynihii hore eee Maraykanka Donald Trump uusan u qalmin in uu dalka madaxwayne ka...

Gudiga naqshadaynta calanka cusub ee Minnesota oo go’aan kama danbays ah soo saaray.

Ka dib bilooyiin badan oo dood ah iyo kumanaan naqshadadood oo ay dadwaynaha soo gudbiyeen,  Minnesota ayaa yeelatay calan cusub oo astaan u noqon...

Gaari ayaa lagu dhuftay mid ka mid ah baaruurta ilaalada Madaxwaynaha Maraykanka Joe Biden xili uu ku sugnaa xarunta dhexe ee ololohiisa doorashada Deleware. 

Gaari ayaa ku dhacay gaari SUV ah oo ka mid ah kolonyada ilaalada madaxweyne Joe Biden habeenkii Axadda, xilli uu madaxweynuhu ka soo baxayay...

Calanka cusub ee Minnesota oo aad ugu eg kuwa maamul goboleedyada Soomaaliya. Miyaa la qaadan doonaa?

Gudi ka kooban 13 xubnood oo loo xilsaaray in ay ka shaqeeyaan soo saarista calanka cusub ee Gobolka Minnesota ayaa goaan ka gaaray nooca...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read