HomeJusticeMaayarka Magaalada Minneapolis Jacob Frey oo ka soo Horjees qaraarka xabad joojinta...

Maayarka Magaalada Minneapolis Jacob Frey oo ka soo Horjees qaraarka xabad joojinta Gaza ee uu ansixiyay Golaha deegaanka

Date:

Related stories

Minnesota Capitol Hosts 3rd Annual Somali Day Rally Amid Community Challenges

Dozens of people gathered at the Minnesota State Capitol...

Fuel Rationing, Free Buses, and Rising Costs

How the Global Oil Crisis Is Affecting Everyday Life A...

Ramadan 2026 Expected to Begin Around February 18–19 as Moon Sighting Approaches

Muslims across the world are preparing for the holy...

Somalia Receives Turkish Tanks in Push to Modernize Its Army

Somalia has taken a significant step toward modernizing its...
spot_imgspot_img

Duqa magaalada Minneapolis Jacob Frey ayaa diidmada qayaxan u isticmaalaay qaraar ay soo saareen golaha deegaanka magaalada Minneapolis oo ku baaqayay in xabad joojin laga sameeyo dagaalka ka socda marinka Gaza.  Maayarka ayaa ku cileeyay in uu qaraarka yahay mid hal dhinac ka raran, iskana indha tiray taariikhda yahuuda.

Maayarka ayaa sidaan soo qoray “Qaraarka golaha deegaanka uu ansixiyay wuxuu xoojinayaa taariikhda Falastiiniyiinta halka uu ka baabi’inayo tan Yuhuuda.”  

“In dadka qaarkii taariikhdooda laga dhigo mid sax ah, run ah, oo xaq ah, iyadoo la iska indhatirayo kuwa kale, maaha mid cadaalad ah ama loo wada dhan yahay. Taasi maaha  dhaqanka Minneapolis-ta aan  aqaano oo aan jeclahay.”

Maayar Frey ayaa intaa ku daray: “Xilli ay falalka la xiriira Yuhuud nacaybka iyo Islaam nacaybka ay sare  u kaceen ku dhawaad 400 boqolkiiba iyo 216 boqolkiibadalka oo dhan, waxaa waajib nagu ah, ugu yaraan, inaynaan xaalada oga sii darin.  Waxaan weli diyaar u ahay inaan saxiixo qaraar loo dhan yahay oo xabad joojin ah.  waxaan rajeyneynaa inaan dhammaanteen si wadajir ah u qaban karno shaqadan.”

Waxaa xusid mudan in maayarka ay dhalashadiisa tahay Yuhuud kuna eedaynayo golaha in aan lagala tashan qaraarka. Si kastaba ha ahaatee, diidmada maayarka ayay dad badani u arkaan mid baniaadanimada ka baxsan. 

Abdirizak Diis
Abdirizak Diishttps://politics101.online/
Abdirizak Diis is the founder and CEO of Somali Media of Minnesota, where he serves as a writer and editor. He is also an anchor for Somali TV of Minnesota. Abdirizak specializes in community reporting, health and education awareness, and geopolitical analysis of the Horn of Africa. He holds a Master's degree in Public Affairs from the University of Minnesota and a Master's degree in Political Science from Western Illinois University. With over 15 years of teaching experience, he taught Social Studies at Minneapolis Public Schools for several years. Notably, he is the first Somali American to develop a Somali Studies curriculum. In his free time, Abdirizak enjoys spending time with friends.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories

spot_img

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here