HomeLatestQiimaha ujrada darawalada Uber iyo Lyft oo hada sharci noqday ka dib...

Qiimaha ujrada darawalada Uber iyo Lyft oo hada sharci noqday ka dib markii uu Gov. Tim Walz saxiixay

Date:

Related stories

Minnesota Capitol Hosts 3rd Annual Somali Day Rally Amid Community Challenges

Dozens of people gathered at the Minnesota State Capitol...

Fuel Rationing, Free Buses, and Rising Costs

How the Global Oil Crisis Is Affecting Everyday Life A...

Ramadan 2026 Expected to Begin Around February 18–19 as Moon Sighting Approaches

Muslims across the world are preparing for the holy...

Somalia Receives Turkish Tanks in Push to Modernize Its Army

Somalia has taken a significant step toward modernizing its...
spot_imgspot_img

Governor Tim Walz ayaa qalinka ku duugay sharci Cucub oo siinaya darawalada Uber iyo Lyft khidmad saraysa maanta oo talaado ah ka dib markii uu kulan dabaal deg ah ku qabtay xafiiskiisa. Saxiixa Walz ayaa imanaya sanad kadib markii uu diidmada qayaxan ku diiday sharci khidmad sare siinaya darawalada. 

Khidmada cusub ayaa noqonaysa $1.28 halkii mile iyo 31 centi daqiiqadii gobolka oo dhan, ayay darawalada iyo dadka u oleleeya arimaha bulshada aad ugu riyaaqeen. Haseyeeshee,  khidmadani waxay ka  hoosaysa halkii ay darawalada iyo xldhibaanada dimuquraadiga hiigsanyeen. Xildhibaanada ayaa rajaynaya in  qiimaha sare u kaco %20 kadib marka uu dhaqan galo 1da December ee sanadkaan 2014.

Sharcigaan cusub ayaa sidoo kale siinaya darawalada faa’idooyiinka caafimaadka, caysmika, iyo shaqo-ka-fariisiga. 

Walz waxa uu sheegay in uu saxiixay mushaharka cusub ee ugu yar iyo ilaalinta kale ee darawalada taas oo lagu yaqaan reer Minnesota  inay u dagaalamaan shaqaalaha, iyo soogalootiga qaata shaqooyinka adag ee Maraykanka.

“Shaqooyinka aad heli karto waa shaqooyinka aad qabato, laakiin shaqadu waa inaysan ku dilin,”  ayuu yidhi Walz.

Xildhinbaanad Hodan Hassan iyo Sen. Omar Fateh oo qoray biilka aqalka hoose iyo kan sare ayaa u mahad naqay darawada sida ay isu abaabuleen adkaysina u muujiyeen. 

Abdirizak Diis
Abdirizak Diishttps://politics101.online/
Abdirizak Diis is the founder and CEO of Somali Media of Minnesota, where he serves as a writer and editor. He is also an anchor for Somali TV of Minnesota. Abdirizak specializes in community reporting, health and education awareness, and geopolitical analysis of the Horn of Africa. He holds a Master's degree in Public Affairs from the University of Minnesota and a Master's degree in Political Science from Western Illinois University. With over 15 years of teaching experience, he taught Social Studies at Minneapolis Public Schools for several years. Notably, he is the first Somali American to develop a Somali Studies curriculum. In his free time, Abdirizak enjoys spending time with friends.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories

spot_img

2 COMMENTS

  1. Hi there, I just finished reading your post, and I have to say it’s really insightful! You’ve covered some key points that many people often overlook. I especially appreciated the way you explainedthis article. It’s something I can definitely relate to and I think it will benefit a lot of readers. I also wanted to add that I’ve been exploring a similar topic over at my website, where I discuss [mention something relevant to the post but related to your content]. It’s interesting to see how our ideas align in some areas, and I’d love to hear your thoughts on it! Thanks again for sharing such valuable information. Keep up the great work!

Leave a Reply to Abdirizak Diis Cancel reply

Please enter your comment!
Please enter your name here