Abdirizak Diis

Abdirizak Diis is the founder and CEO of Somali Media of Minnesota, where he serves as a writer and editor. He is also an anchor for Somali TV of Minnesota. Abdirizak specializes in community reporting, health and education awareness, and geopolitical analysis of the Horn of Africa. He holds a Master's degree in Public Affairs from the University of Minnesota and a Master's degree in Political Science from Western Illinois University. With over 15 years of teaching experience, he taught Social Studies at Minneapolis Public Schools for several years. Notably, he is the first Somali American to develop a Somali Studies curriculum. In his free time, Abdirizak enjoys spending time with friends.
spot_img

Maxaad ka ogtahay dhibaatada ay sunta rasaasta u gaysato caruurta sidee baadse ooga hor tagi kartaa?

Qadar walbo oo ka mid ah sunta rasaasta ama lead waa ay dhibaataynaysaa caruurta. Xitaa qadarka ugu yar ee sunta lead waxay dhibaato u...

Askari boolis ah iyo nin hubaysan ayaa dhintay, labo qof oo kalena waa ay dhaawacmeen magaalada Minneapolis.

Jamal Mitchell ayaa la dilay xilli uu ka jawaabayay toogasho ka dhacday guri dabaq ah oo ku yaalla 2200 block of Blaisdell Avenue, taasoo...

Qiimaha ujrada darawalada Uber iyo Lyft oo hada sharci noqday ka dib markii uu Gov. Tim Walz saxiixay

Governor Tim Walz ayaa qalinka ku duugay sharci Cucub oo siinaya darawalada Uber iyo Lyft khidmad saraysa maanta oo talaado ah ka dib markii...

Saamaynta COVID-19 ee caafimaadka dhimirka lama fududaysan karo

Mid ka mid ah mashaakilaadka adduunka ugu weyn ee    COVID-19 ayaa ah  saameyn ta xun ee u ku yeeshay  nidaamyada caafimaadka, dhaqaalaha...

Shariciga jaangoynta ujrada darawada Uber iyo Lyft oo wax ka badal wajahayo 

Hogaamiyayaasha aqalka sare ayaa sheegay in wada xaajoodka sharciga aadka looga dooday uu socdo, islamarkaana xafiiska Gov. Tim Walz uu wali muujinayo cagajiid. Wada xaajoodyada...

Maxkamada Racfaanka ayaa xukuntay in qorshaha guryaynta Minneapolis la hirgaliyo

Go'aanka maxkamada Minnesota wuxuu u ogolaanayaa Minneapolis inay horay u sii waddo qorshaheeda guriyeynta 2040, kaas oo ujeedadiisu tahay in guryo badan la dhiso...

Macalimiinta Dugsiyada Dadwaynaha Minneapolis oo xaqiijiyay mushaar kordhintii ugu badnayd muddo 25 sano ah.

 Macalimiinta dugsiyada dadwanaha Minneapolis ayaa todobaadkan u codeynaya labo qandaraas oo  oo mushaar kordhin u samaynaya macalimiinta iyo shaqaalaha kale. Mushaar kordhintaan ayaa noqonaysa...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img