Abdirizak Diis

Abdirizak Diis is the founder and CEO of Somali Media of Minnesota, where he serves as a writer and editor. He is also an anchor for Somali TV of Minnesota. Abdirizak specializes in community reporting, health and education awareness, and geopolitical analysis of the Horn of Africa. He holds a Master's degree in Public Affairs from the University of Minnesota and a Master's degree in Political Science from Western Illinois University. With over 15 years of teaching experience, he taught Social Studies at Minneapolis Public Schools for several years. Notably, he is the first Somali American to develop a Somali Studies curriculum. In his free time, Abdirizak enjoys spending time with friends.
spot_img

Shaqaale ka tirsan Sheriffka Annoka County oo lagu eedeeyay isir nacayb

Anoka County Sherrif ayaa baaraya habdhaqanka qof ka mid ah shaqaalaha Delta Airlines ee Minneapolis St. Paul International Airport kadib markii lagu eedeeyay Islaam...

Lyft oo ku dhawaaqday in ay darawalada Twin Cities siin doonto khidmad kordhin.

Iyada oo tiro badan oo ka mid ah darawallada Twin Cities ay isu diyaarinayaan isu soo bax iyo shaqo joojin usbuucaan, Lyft ayaa sheegtay...

Darawalada Uber iyo Lyft oo ku baaqay shaqo joojin. Maxaa xigi kara?

By Abdirizak Diis Dareewalada Uber, Lyft  ee Minnesota ayaa  qorsheynaya shaqo joojin ay ka samaynayaan garoonka diyaaradaha ee St. Paul iyo Minneapolis iyaga oo u...

Maxkamada sare ee Maraykanka oo go’aan ka gaaraysa in Trump u tartami karo xilka madaxtinimada.

By Abdirizak Diis, Maxkamadda sare ee Maraykanka ayaa sheegtay Jimcihii in ay go'aan ka gaari doonto in madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Trump laga...

Midowga Yurub, Maraykanka, Ururka isu taga Muslimiinta, Jaamacada Carabta oo dhamaan garab istaagay Soomaaliya kana soo horjeestay heshiiska Ethoipia la gashay maamulka Somali Lanad. 

Madaxa siyaasadda arrimaha dibadda ee Midowga Yurub, Josep Borrell, ayaa xoojiyay taageerada Midowga Yurub ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya, mar uu Khamiistii...

Xerada Nenookaasi ee koonfurta Minneapolis una dhaw mallka 24, miyaa la xiri doonaa maanta oo kamiis ah? 

By Abdirizak M. Diis Camp Nenookaasi, oo ah xero loogu talagalay dadka aan guryaha lahayn ee xaafadda Phillips, ayaa la filayaa in ay cagaf mariyaan...

Ethiopia’s Abiy Ahmed Inches the Horn of Africa Towards New Conflict

By Prof. AbdiRizak Warfa | Jan 3rd, 2024 In a new year bombshell, Prime Minister Abiy Ahmed of Ethiopia announced that his country signed a...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img