Education
Cadaawad loo qabo Soomaalida ayaa sabab u ahaa dagaalka ka qarxay Dugsiga Sare ee St. Lious Park; hooyo iyo caruurteeda ayaa la dacweeyay
Cadaawad ay u qabeen Soomaalida ayaa sabab u ahaa dagaal ka qarxay Dugsiga sare ee St. Lious Park. Hooyo iyo labadeeda ciyaal oo dacwad...
Education
Waalidiin ku qasbay maamulaha dugsiga dhexe ee Andersen in ay xilka banayso.
Tara FitzGerald, oo ahayd maamulaha Dugsiga Dhexe ee Andersen United ilaa 2021, ayaa lagu qasbay in ay xilka wareejiso. Maamulaha Dugsiga Dhexe ee Andersen United...
Education
Arday Soomaali ah iyo arday kale oo African-American ah ayaa Dugsiga Sare ee St. Lious Park dagaal ku dhexmaray Khamiistii.
Dugsiga Sare ee St. Louis Park ayaa la xiray jimcihii, iyadoo xiisadaha iyo wax-qabadyada dugsiga la joojiyay ka dib dagaal dugsiga ka dhacay Khamiistii....
Education
Maadada culuumta Soomaalida (Somali Studies) oo lagu baran doono dugsiyada dadwaynaha ee Minnesota.
Manhajka cusub ee cilmiga bulshada ee Minnesota oo ay ku jiraan daraasaadka qowmiyadaha ayaa dhaqan geli doona 2026. Macdadka cilmi baarista ee u janjeera...
Education
Maxaad ka ogtahay sharciyada cusub ee dhaqangalaya 2024, iyo saamaynta ay ku yeelanayaan reer Minnesota?
Sharciyo cusub oo dhowr ah oo ay ansixiyeen Golaha Sharci dejinta Minnesota ee dimuquraadiyiinta aqlabiyad buuxda ku haysteen 2023 ayaa dhaqan galaya Janaayo 1,...
Education
Kormeeraha cusub ee dugsiyada dadwaynaha Minneapolis oo la ansixiyay, waxayna qaadan doontaa mushaar gaaraya $266,000.
Kulan ay xalay-Deseembar 12, 2023- ay ku yeesheen gudiga dadwaynaha Minneapolis xaruntooda Davis Center ayaa waxaa ay ku ansixiyeen si rasmi ah kunturaada kormeeraha...
Education
Lix qoys oo Soomaali ah ayaa ku hanjabay in sharciga ay la tiigsan doonaan dugsiyada St. Louis Park hadii aysan Ardayda Soomaalida iyo Muslimiinta...
Shirkad qareeno ah oo matalaysa lix qoys oo Soomaali ah ayaa warqad u dirtay guddiga dugsiyada St. Louis Park iyo kormeeraha ku meel gaarka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

