Education
Biden oo lacag badan ka jaraya dugsiyada Jaatarka (charter schools)
Madaxweyne Joe Biden ayaa codsaday in aad loo dhimo dhaqaalaha loo qoondeeyay dugsiyada gaarka loo maamulo (charter schools) soo jeedinta miisaaniyada sanadaka 2025. Biden ayaa...
Education
Kadib cadaadis ka yimi waalidiinta, Dugsiyada dadwaynaha Minneapolis oo ka laabtay go’aankii ay ku jari lahaayeen barashada Afka Hooyo
Dugsiyada dadwaynaha magaalada Minneapolis ayaa ka laabtay go’aankoodii ay ku joojinayeen barashada Afka-Hooyo oo ay ku jiraan afafka Soomaaliga iyo Hmong. Waxaa ay jareen...
Education
Gudiga Dugsiyada dadwaynaha St. Louis Park oo ku baaqay in sharciga is bedel lagu sameeyo ka dib markii Waalidiin Soomaaliiyeed is qabsadeen
Gudoonka waxbarashada St. Louis Park ayaa ku baaqay in isbedel lagu sameeyo sharicga Minnesota, oo ku saabsan in qoysasku dooran karaan in caruurtooda aan...
Education
Macalimiinta Dugsiyada Dadwaynaha St. Paul oo ku dhawaaqay in ay shaqo joojin samaynayaan, sidee bay kuu saamaysanysaa?
Hogaamiyayaasha Ururka macalimiinta St. Paul ayaa ku ku dhawaaqay isniintii in ay shaqo joojin samaynayaan Maarso 11keeda hadii aan codsigooda wax laga qaban. Macalimiinta...
Education
Ururka macalimiinta St. Paul oo ku baaqay shaqo joojin. Maxay tahay sababtu?
Ururka Macalimiinta ee St. Paul, oo matalaya 3,700 oo isugu jira macalimiin, caawiyeyaal waxbarasho, iyo shaqaalaha kale ee haysta ruqsada waxbarida, ayaa u codeeyay...
Education
Soomaalida St. Louis Park Public Schools ayaa loo ogolaaday in caruurtooda kala baxaan casharada LGBTQ+, kadib markii ay ku hanjabeen in ay Maxkamada tagayaan.
Dugsiyada Dadweynaha ee St. Louis Park ayaa u ogolaaday caruurta qoysaska aan doonayn in ilmahoodu loo akhriyo ama bartaan buugaagta LGBTQ+ , ka dib...
Education
Wazaarada Waxbarashada Maraykanka oo baaraysa takoor lagu sameeyay arday oo Soomaali Dugsiyada Dadweynaha Edina.
EDINA, Minn — Wazaarada Waxbarashada Mareykanka ayaa 30-kii Jannaayo baaritaan ka furtay Dugsiyada Dadweynaha Edina balse ma aysan cadeyn sababta.Dugsiyada Dadweynaha Edina ayaa sheegay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

