Justice
Shaqaale ka tirsan Sheriffka Annoka County oo lagu eedeeyay isir nacayb
Anoka County Sherrif ayaa baaraya habdhaqanka qof ka mid ah shaqaalaha Delta Airlines ee Minneapolis St. Paul International Airport kadib markii lagu eedeeyay Islaam...
Education
Maxaad ka ogtahay sharciyada cusub ee dhaqangalaya 2024, iyo saamaynta ay ku yeelanayaan reer Minnesota?
Sharciyo cusub oo dhowr ah oo ay ansixiyeen Golaha Sharci dejinta Minnesota ee dimuquraadiyiinta aqlabiyad buuxda ku haysteen 2023 ayaa dhaqan galaya Janaayo 1,...
Justice
Nin Soomaali ah oo wada taraak oo geeriyooday.
Darawal Soomaali ah oo wada baaruurta xamuulka ama taraakyada oo ka yimid British Columbia, Canada ayaa la sheegay in la waayay wax yar ka...
Business
Muxuu yahay sharciga cusub ee Minnesota oo ka mamnuucaya shirkadaha in ay waydiiyaan shaqo-doonka mushaarkii ay hore u qaadan jireen?
Lt. Gov. Peggy Flanagan ayaa ka sheekaysay dareenkeeda walwalka badan markii ay shaqo codsatay sanado ka hor shaqabixiyuhuna waydiiyay mushaatkii ay qaadanaysay shaqadeedii hore....
Justice
Historic Moment: Minnesota Welcomes First Black Chief Justice and Muslim Justice in Landmark Swearing-In Ceremony
Minnesota witnessed a historic moment as Natalie Hudson became the first person of colour and the first Black woman to serve as the chief justice of the Minnesota Supreme Court. The swearing-in ceremony, attended by state, federal, and tribal judiciary members, took place at the Minnesota History Center, marking a significant milestone.
Education
Dugsiyada Dadwaynaha Edina oo labo arday oo Soomaali ah ka cayriyay Iskoolka, kadib maxaa dhacay?
JEFF WHEELER, STAR TRIBUNE
Community and Culture
Minneapolis Interfaith Service Inspires Unity Amidst Challenging Times
As the world faces crises in the Middle East and concerns about Islamophobia and antisemitism, the interfaith service aims to provide a space for shared peace. The event will include organ music, President Biden's 2023 Thanksgiving Proclamation, and messages from Rabbi Zimmerman and Hamdy El-Sawaf from Masjid Al-Amin. Organizers anticipate participation from up to 200 people representing 15 different faith communities
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

