Justice
Maayarka Magaalada Minneapolis Jacob Frey oo ka soo Horjees qaraarka xabad joojinta Gaza ee uu ansixiyay Golaha deegaanka
Duqa magaalada Minneapolis Jacob Frey ayaa diidmada qayaxan u isticmaalaay qaraar ay soo saareen golaha deegaanka magaalada Minneapolis oo ku baaqayay in xabad joojin...
Community and Culture
Maamulka Magaalada Minneapolis oo Xiray xeradii 2aad ee hoylaawayaasha ee Koonfurta Minneapolis
Maamulka Magaalada Minneapolis ayaa burburinya guryaha hoylaawayaasha koonfurta Minneapolis markii labaad bishan. Xerada E. 26th Street iyo 14th Avenue S. ee la burburiyay Talaadadii waxaa...
Justice
Nin Soomaali ah oo xabsiga loo taxaabay kadib markii lagu eedeeyay in uu toogtay wiil dhalinyaro ah.
Wiil 16 jir ah ayaa shalay oo Axad ah lagu toogtay xaafada Ceder Riverside ee magaalada Minneapolis. Wiilka oo ay soo gaareen dhaawacyo halis...
Education
Cadaawad loo qabo Soomaalida ayaa sabab u ahaa dagaalka ka qarxay Dugsiga Sare ee St. Lious Park; hooyo iyo caruurteeda ayaa la dacweeyay
Cadaawad ay u qabeen Soomaalida ayaa sabab u ahaa dagaal ka qarxay Dugsiga sare ee St. Lious Park. Hooyo iyo labadeeda ciyaal oo dacwad...
Justice
Askari ka tirsan ciidamada gobolka Minnesota oo lagu soo oogay dacwad dil oo uu u geystay nin African Amerikaan ah.
Askari ka tirsan ciidamada ilaalada Minnesota ee loo yaqaan State Trooper ayaa lagu soo oogay saddex dambi, oo uu ku jiro dil, ka dib...
Justice
Golaha magaalada Brooklyn Center oo ka hor yimid sharci lagu mamnuuci lahaa in booliisku baaraan baabuurta.
Golaha Magaalada Brooklyn Park Center ayaa diiday mooshin ka mamnuuci lahaa booliiska in ay baabuurta joojiyaan hadii khaladaad taraafik oo yar ay galaan. Golaha...
Justice
Wiil Soomaali ah oo lagu toogtay New Brighton Blvd Minneapolis
Wiil dhalinyaro Soomaali ah oo 19 jir ah ayaa shalay galab dil toogasho ah loogu gaysty goob baarkinka baabuurta Target ee ku taal 1650...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

