HomeJusticeNin Soomaali ah oo xabsiga loo taxaabay kadib markii lagu eedeeyay in...

Nin Soomaali ah oo xabsiga loo taxaabay kadib markii lagu eedeeyay in uu toogtay wiil dhalinyaro ah. 

Date:

Related stories

Minnesota Capitol Hosts 3rd Annual Somali Day Rally Amid Community Challenges

Dozens of people gathered at the Minnesota State Capitol...

Fuel Rationing, Free Buses, and Rising Costs

How the Global Oil Crisis Is Affecting Everyday Life A...

Ramadan 2026 Expected to Begin Around February 18–19 as Moon Sighting Approaches

Muslims across the world are preparing for the holy...

Somalia Receives Turkish Tanks in Push to Modernize Its Army

Somalia has taken a significant step toward modernizing its...
spot_imgspot_img

Wiil 16 jir ah ayaa shalay oo Axad ah lagu toogtay xaafada Ceder Riverside ee magaalada Minneapolis. Wiilka oo ay soo gaareen dhaawacyo halis ah ayaa isbitaalka la dhigay sida ay booliisku sheegeen.

Booliska Minneapolis iyo Jaamacadda Minnesota ayaa wax yar ka hor 1:00 subaxnimo yimi isgoyska S. 19th iyo Riverside avenues waxayna goobta ugu tageen wiilka 16 jirka ah oo si xun u dhaawacmay iyo nin 35 jir ah oo looga shakisan yahay in uu toogtay, sida lagu sheegay warbixin horudhac ah oo ka soo baxday booliska Minneapolis. Ninka 35 jirka ah ee la tuhun sanyahay ayaa magaciisa lagu sheegay Cali Cabdirashiid Jaamac. 

Booliska ayaa rumeysan in dagaal bilowday kadib markii uu wiilka dhalinyarada ahi jabiyay dariishada gaariga ninka laga shakisan yahay, dagaalkaas oo isu badalay rasaas.  Wiilka ayaa waxa loo qaaday Hennepin Healthcare.

Tuhmanaha waxaa lagu xiray xabsiga degmada Hennepin isagoo lagu eedeeyay inuu geystay weerar heerka labaad ah.

Abdirizak Diis
Abdirizak Diishttps://politics101.online/
Abdirizak Diis is the founder and CEO of Somali Media of Minnesota, where he serves as a writer and editor. He is also an anchor for Somali TV of Minnesota. Abdirizak specializes in community reporting, health and education awareness, and geopolitical analysis of the Horn of Africa. He holds a Master's degree in Public Affairs from the University of Minnesota and a Master's degree in Political Science from Western Illinois University. With over 15 years of teaching experience, he taught Social Studies at Minneapolis Public Schools for several years. Notably, he is the first Somali American to develop a Somali Studies curriculum. In his free time, Abdirizak enjoys spending time with friends.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories

spot_img

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here