by Abdirizak Diis and Joey Peters
At a meeting at the University of Minnesota on August 23, 2023, Representative Ilhan Omar thanks Senator Tina Smith...
EDINA, Minn — Wazaarada Waxbarashada Mareykanka ayaa 30-kii Jannaayo baaritaan ka furtay Dugsiyada Dadweynaha Edina balse ma aysan cadeyn sababta.
Dugsiyada Dadweynaha Edina ayaa sheegay...
Kumanaan qof oo ka tirsan shaqaalaha nadaafada ee magaalooyiinka mataanaha ah, waardiyaasha, iyo nadiifiyaasha dukaamada ayaa u codeeyay in ay samaynayaan shaqo joojin Maarso...
Canshuur celintaan cusub ayaa qayb ka ahayd biilka canshuurta gobolka ee sannadkii hore la ansixiyay waxayna caawin doontaa ku dhawaad 300,000 qoys oo dakhligoodu...
Munaasab Wacyigelin shaqo ah oo ay isla soo abaabuleen shaqaalaha CareerForce iyo New American Integration Center ayaa markii ugu horaysay laga hirgaliyay degmada Polk...