Latest
Telefoonkaaga ma shaqaynayaa? Telefoono badan ayaa saaka shaqaynayn, maxay tahay sababta?
Kumanaan qof oo ka mid ah macaamiisha At&t ayaa saaka oo Khamiis ah ku waabariistay iyaga oo aan haysan khadka telefoonka. Waxaa ay saamaysay...
Justice
Ninkii laayay booliiska Burnsville oo magaciisa la shaaciyay
Ninkii toogtay kadibna dilay labo booliis ah iyo sarkaal ka tirsan gurmadka dab-damiska ee magaalada Burnsville (Minnesota) ayaa la aqoonsaday. Baaraha caafimaadka ee degmada...
Justice
Labo Boolis iyo qof ka mid ah shaqaalaha dabdamiska oo la dilay
Laba askari oo ka tirsan booliiska Burnsville iyo mid ka mid ah shaqaalaha waaxda dab-damiska ayaa la toogtay subaxnimadii hore ee Axadda saacado ismari...
Education
Ururka macalimiinta St. Paul oo ku baaqay shaqo joojin. Maxay tahay sababtu?
Ururka Macalimiinta ee St. Paul, oo matalaya 3,700 oo isugu jira macalimiin, caawiyeyaal waxbarasho, iyo shaqaalaha kale ee haysta ruqsada waxbarida, ayaa u codeeyay...
Education
Soomaalida St. Louis Park Public Schools ayaa loo ogolaaday in caruurtooda kala baxaan casharada LGBTQ+, kadib markii ay ku hanjabeen in ay Maxkamada tagayaan.
Dugsiyada Dadweynaha ee St. Louis Park ayaa u ogolaaday caruurta qoysaska aan doonayn in ilmahoodu loo akhriyo ama bartaan buugaagta LGBTQ+ , ka dib...
Business
Maayarka magaalada Minneapolis Jacob Frey oo laga mamnuucay Karmel Mool.
Milkiilaha moolka Karmel ee Soomaalida ku ganacsato ayaaku wargaliyay duqa maaalada Minneapolis Jacob Frey in uusan iman karin suuqa sababtoo ah Frey wuxuu ka...
Community and Culture
Gabar Soomaaliyeed oo dhaawacyo culus soo gaareen kadib markii eeyo weerareen
Gabar Soomaaliyeed oo 7 jir ah ayaa waxaa soo gaaray dhaawac culus ka dib markii ay weerar ku qaadeen koox eeyo ah magaalada St....
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

