Latest
Doorashada Minnesota: Ololaha looga soo horjeedo madaxwayne Biden oo wacdaro ka dhigay doorashada is reeb-reebka axsaabta
Madaxweyne Joe Biden iyo Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa si fudud ugu guuleystey doorashooyinkooda horudhaca ah ee Dimuqraadiga iyo Jamhuuriga ee Minnesota...
Latest
Maxaan u baahanthay inaad ka ogaato doorashada dhacaysa barito oo talaado ah.
Barito oo ku beegan Maarso shanteeda waxaa looga yaqaanaa dalka Maraykanka Super Tuesday. Super Tuesday waxaa la qabtaa doorashooyiinka is reeb-reebka axsaabta dhexdooda oo...
Education
Gudiga Dugsiyada dadwaynaha St. Louis Park oo ku baaqay in sharciga is bedel lagu sameeyo ka dib markii Waalidiin Soomaaliiyeed is qabsadeen
Gudoonka waxbarashada St. Louis Park ayaa ku baaqay in isbedel lagu sameeyo sharicga Minnesota, oo ku saabsan in qoysasku dooran karaan in caruurtooda aan...
Latest
Muslimiinta Minnesota iyo Maraykanka oo ku baaqay in laga codeeyo Biden doorashada dhacaysa Maarso 5teeda.
Qaar ka mid hogaamiyayaasha Muslimiinta Minnesota ayaa ugu baaqaya Muslimiinta Minnesota in ay u codeeyaan “uncommitted” doorashada is reebreebka ee dhacaysa Maarso shanteeda. Waxay...
Latest
Nin ka tirsan Ciidanka Cirka ee Maraykanka oo ka xanaaqsan Dagaalka Israel ee Gaza
Aaron Bushnell oo 25 jir ah ayaa ku dhintay cisbitaalka kadib markii uu isku gubay afaafka hore ee safaaradda Israa’iil ee magaalada Washington,D.C., Axaddii....
Education
Macalimiinta Dugsiyada Dadwaynaha St. Paul oo ku dhawaaqay in ay shaqo joojin samaynayaan, sidee bay kuu saamaysanysaa?
Hogaamiyayaasha Ururka macalimiinta St. Paul ayaa ku ku dhawaaqay isniintii in ay shaqo joojin samaynayaan Maarso 11keeda hadii aan codsigooda wax laga qaban. Macalimiinta...
Latest
Boqolaal ka tirsan shaqaalaha xanaanada waayeelka uu shaqo joojin ku dhawaaqay Maarso 5teeda.
Shaqaale badan oo ka shaqeeya xarumaha dadka waawayn lagu xanaaneeyo ayaa u asteestay Maarso 5teeda in ay sameeyaan 24 saacadood oo shaqo joojin ah. Shaqo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

