HomeLatest

Latest

Khidmad bixinta Uber iyo Lyft oo Jahwareer ku riday madaxda gobolka Minnesota kadib codbixintii gudoonka magaalada Minneapolis

Gov. Tim Walz ayaa ugu baaqay golaha deegaanka Minneapolis inay dib u eegaan go’aankii ay ku gaareen in khidmada loo kordhiyo darawalada uber iyo...

Waa sidee xaalka ardayda sooman ee dhigata dugsiyada Maraykanka

Inkastoo ardayda Muslimiinta ah ay aad u yaryihiin marka loo eego ardayda dhigata dugsiyada Maraykanka, waxaa si weyn oga dhexmuuqdaan bulshooyinka qaar, taas oo...

Biden oo lacag badan ka jaraya dugsiyada Jaatarka (charter schools)

Madaxweyne Joe Biden ayaa codsaday in aad loo dhimo dhaqaalaha loo qoondeeyay dugsiyada gaarka loo maamulo (charter schools) soo jeedinta miisaaniyada  sanadaka 2025.   Biden ayaa...

Kadib cadaadis ka yimi waalidiinta, Dugsiyada dadwaynaha Minneapolis oo ka laabtay go’aankii ay ku jari lahaayeen barashada Afka Hooyo

Dugsiyada dadwaynaha magaalada Minneapolis ayaa ka laabtay go’aankoodii ay ku joojinayeen barashada Afka-Hooyo oo ay ku jiraan afafka Soomaaliga iyo Hmong. Waxaa ay jareen...

Waa imisa lacagta ay sameeyaan darawalda Uber iyo Lyft?

Daraasad nooceeda aan hore loo samayn ayaa lagu ogaaday lacagta ay sameeyaan darawalada Uber iyo Lyft inta ay shaqada ku jiraan. Daraasada ayaa tilmaamaysa...

Golaha Deggaanka Minneapolis oo ansixiyay sharciga mushaar kordhinta darawadala Uber/Lyft, Frey oo ku hanjabay in uu diidayo.

Golaha deegaanla m,agaalada M,inneapolis ayaa ansixiyay sharci cusub oo lagu xadidayo mushaar bixinta Uber iyo Lyft oo in mudo ahba darawaliinta ay ka cabanayeenGolaha...

Xildhibaanad Ilhaan Cumar ma aysan codayn Talaadadii, waxayna sheegtay in codbixiyayaasha “Uncommitted” ay aad carsan yihiin. 

Xildhibaan Ilhaan Cumar ma aysan codeyn isreeb-reebka doorashada madaxtinimo ee Minnesota todobaadkan. Laakiin waxay u sheegtay Politico in ay fahantay halka ay ka imanayaan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read