Health
Ninkii lahaa eeydii Weerartay Sumeya oo dacwad lagu soo oogay
Nin St. Paul degan ayaa lagu soo oogay afar dacwadood ka dib markii eeyo uu lahaa ay weerareen dhaawacna gaarsiiyeen gabar yar oo Soomaali...
Health
Maxaad kala socotaa saamaynta fog ee COVID 19.
Sida aad la socotaan COVID 19 ayaa dad badan noloshooda galaaftay qaar kale oo badana isbitaalada ayaa loo seexiyay. In badan oo ka mid...
Latest
Xildhibaanad ka tirsan aqalka sharci dejinta Minnesota ayaa soo jeedinaysa sharci ku saabsan in dumarku xabadkoodu qaawin karaan.
Xildhibaan Samantha Senser-Mura waxay aaminsantahay in sharciga anshax-xumada uu waqtigiisu dhamaaday tahayna in wax laga badalo. Kadib markii xildhibaanad Samantha Senser-Mura ay maqashay in haweeney...
Health
Maxaad u baahan tahay inaad ka ogaato jadeecada.
Xasuusnow in ay jirto jadeeco inta aadan safrin kahor iyo kadibaJadeecadu waa cudur lisku daarto liskuna qaadsiiyo hawada kadib marka qof qaba jadeecada uu...
Latest
Shilal qaar sababay dhimasho ayaa dhacay kadib markii uu da’ay baraf aad u badan Minnesota.
Gawaari badan ayaa isku dhacay qaar kalena wadada ayay ka baxeen subaxnimadii Jimcaha kadib markii baraf dhawr inchi ah uu ku da’ay wadooyiinka. Ciidamada gobolka...
Justice
Cabdiraxmaan Daahir oo ka tirsan booliiska St. Paul, wax dacwad ah looma haysto kadib markii uu nin toogtay sanadkii hore.
Xafiiska xeer ilaalinta Degmada Ramsey county iyo Xafiiska Xeer-ilaaliyaha guud Keith Elleson ayaa war-murtiyeed ay si wada jir ah u soo saareen ku sheegay...
Latest
Samafale MacKenzie Scott ayaa $15M ugu deeqay hay’adaha aan macaash doonka ahayn ee Minnesota
Samafale MacKenzie Scott oo ah bilyaneer ayaa Talaadadii ku dhawaaqay in siddeed hay'adood oo aan faa'iido doon ahayn saldhigooduna yahay Minnesota ay heli doonaan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

