Business
Shariciga jaangoynta ujrada darawada Uber iyo Lyft oo wax ka badal wajahayo
Hogaamiyayaasha aqalka sare ayaa sheegay in wada xaajoodka sharciga aadka looga dooday uu socdo, islamarkaana xafiiska Gov. Tim Walz uu wali muujinayo cagajiid.Wada xaajoodyada...
Community and Culture
Maxkamada Racfaanka ayaa xukuntay in qorshaha guryaynta Minneapolis la hirgaliyo
Go'aanka maxkamada Minnesota wuxuu u ogolaanayaa Minneapolis inay horay u sii waddo qorshaheeda guriyeynta 2040, kaas oo ujeedadiisu tahay in guryo badan la dhiso...
Education
Macalimiinta Dugsiyada Dadwaynaha Minneapolis oo xaqiijiyay mushaar kordhintii ugu badnayd muddo 25 sano ah.
Macalimiinta dugsiyada dadwanaha Minneapolis ayaa todobaadkan u codeynaya labo qandaraas oo oo mushaar kordhin u samaynaya macalimiinta iyo shaqaalaha kale. Mushaar kordhintaan ayaa noqonaysa...
Latest
Arday taageero u muujiyay Falastiin oo xabsiga loo taxaabay
Booliiska Jaamacada Minnesota ayaa xidhay sagaal qof ka dib markii ay ka qayb galeen mudaaharaad lagu taageerayo Falastiiniyiinta loogana soo horjeedo dagaalka ka socda...
Community and Culture
Labo kafaale qaade oo Oromo ah ayaa ku guulaystay in ay keenaan qof aysan aqoon iyaga oo u maraya habka loo yaqaan Group 5
Mohamed Dawit ayaa in muddo ah ku taamayay in uu caawiyo qaxootiga ku cusub dalka Maraykanka sababtoo ah wuxuu og yahay xaalada uu isaga...
Latest
Hadii aadan wali canshuurta xarayn, waxaad heli kartaa fursad aad ku xarayso.
Maanta oo Isniin ah, Abriil 15 waa Maalinta ugu danbaysa ee canshuur xaraynta, laakiin ha ka baqin, haddii aadan weli diyaar u ahayn inaad...
Latest
Hadii aadan wali canshuurta xaraynin, waxaad haysataa fursad kale.
Maanta oo Isniin ah, Abriil 15 waa Maalinta ugu danbaysa ee canshuur xaraynta, laakiin ha ka baqin, haddii aadan weli diyaar u ahayn inaad...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

