Xafiiska xeer ilaalinta Degmada Ramsey county iyo Xafiiska Xeer-ilaaliyaha guud Keith Elleson ayaa war-murtiyeed ay si wada jir ah u soo saareen ku sheegay...
Samafale MacKenzie Scott oo ah bilyaneer ayaa Talaadadii ku dhawaaqay in siddeed hay'adood oo aan faa'iido doon ahayn saldhigooduna yahay Minnesota ay heli doonaan...
Inkastoo ardayda Muslimiinta ah ay aad u yaryihiin marka loo eego ardayda dhigata dugsiyada Maraykanka, waxaa si weyn oga dhexmuuqdaan bulshooyinka qaar, taas oo...
Madaxweyne Joe Biden ayaa codsaday in aad loo dhimo dhaqaalaha loo qoondeeyay dugsiyada gaarka loo maamulo (charter schools) soo jeedinta miisaaniyada sanadaka 2025.
Biden ayaa...