HomeNews

News

Wazaarada Waxbarashada Maraykanka oo baaraysa takoor lagu sameeyay  arday oo Soomaali  Dugsiyada Dadweynaha Edina. 

EDINA, Minn — Wazaarada Waxbarashada Mareykanka ayaa 30-kii Jannaayo baaritaan ka furtay Dugsiyada Dadweynaha Edina balse ma aysan cadeyn sababta. Dugsiyada Dadweynaha Edina ayaa sheegay...

Kumanaan shaqaale oo isugu jira nadiifiyaal, iyo waardiyayaal oo ku baaqay in ay sameeyaan shaqo joojin. 

Kumanaan qof oo ka tirsan shaqaalaha nadaafada ee magaalooyiinka mataanaha ah, waardiyaasha, iyo nadiifiyaasha dukaamada ayaa u codeeyay in ay samaynayaan shaqo joojin Maarso...

Xildhibaanad Hodan Hassan oo ku dhawaaqday in aysan doorasho u tartamaynin mar Sadexaad. 

Xildhibaanad Hodan Hassan oo ka tirsan aqalka hoose ee Gobolka Minnesota oo matalaysay deegaan doorashada 62B ayaa sheegtay in aysan u tartamaynin kursiga  mar...

 Canshuur-Celinta cusub ee caruurta gobolka Minnesota waxaa u qalma in ka badan 300,000 oo qof. Yaa ka mid ah?  

Canshuur celintaan cusub ayaa qayb ka ahayd biilka canshuurta gobolka ee sannadkii hore la ansixiyay waxayna caawin doontaa ku dhawaad 300,000 qoys oo dakhligoodu...

Shaqooyiin aad ka samaynayso lacag badan, New American Integration Center ayaa idiin haysa.

Munaasab Wacyigelin shaqo ah oo ay isla soo abaabuleen shaqaalaha CareerForce iyo New American Integration Center ayaa markii ugu horaysay laga hirgaliyay degmada Polk...

Dowlada Federaalka maraykanka oo deeq lacageed siisay qaar ka mid ah masaajidii la weeraray sanadkii hore si amaanka u adkeeyaan.

Shan masaajid oo ku yaala magaalooyiinka mataanaha ah, oo ay ku jiraan laba masaajid oo la weeraray sannadkii hore, ayaa helay deeqaha FEMA si...

Maayarka Magaalada Minneapolis Jacob Frey oo ka soo Horjees qaraarka xabad joojinta Gaza ee uu ansixiyay Golaha deegaanka

Duqa magaalada Minneapolis Jacob Frey ayaa diidmada qayaxan u isticmaalaay qaraar ay soo saareen golaha deegaanka magaalada Minneapolis oo ku baaqayay in xabad joojin...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img