Abdirizak Diis

Abdirizak Diis is the founder and CEO of Somali Media of Minnesota, where he serves as a writer and editor. He is also an anchor for Somali TV of Minnesota. Abdirizak specializes in community reporting, health and education awareness, and geopolitical analysis of the Horn of Africa. He holds a Master's degree in Public Affairs from the University of Minnesota and a Master's degree in Political Science from Western Illinois University. With over 15 years of teaching experience, he taught Social Studies at Minneapolis Public Schools for several years. Notably, he is the first Somali American to develop a Somali Studies curriculum. In his free time, Abdirizak enjoys spending time with friends.
spot_img

Qorax Madoobaadka ka dhacaya Minnesota iyo waxa la gudboon Muslimiinta

Daruuro fara badan oo kor heebaabaya magaalooyinka mataanaha ah ayaa ka dhigaysa in mid adag qorax madoobaadka si toos ah loo arko.   Minnesota kuma jirto...

Darawalda Uber/Lyft ee isticmaala baabuurta Herz oo loo sheegay in ay soo celiyaan gawaarida.

Shirkada baarbuurta kiraysa ee Hertz ayaa joojinaysa heshiiska ay Uber/Lyft oo u ogolaanaya darawalada Uber iyo Lyft ee  magaalooyinka Mataanaha ah in  ay wataan...

Ninkii lahaa eeydii Weerartay Sumeya oo dacwad lagu soo oogay

Nin St. Paul degan ayaa lagu soo oogay afar dacwadood ka dib markii eeyo uu lahaa ay weerareen dhaawacna gaarsiiyeen gabar yar oo Soomaali...

Maxaad kala socotaa saamaynta fog ee COVID 19.

Sida aad la socotaan COVID 19 ayaa dad badan noloshooda galaaftay qaar kale oo badana isbitaalada ayaa loo seexiyay. In badan oo ka mid...

Xildhibaanad ka tirsan aqalka sharci dejinta Minnesota ayaa soo jeedinaysa sharci ku saabsan in dumarku xabadkoodu qaawin karaan. 

Xildhibaan Samantha Senser-Mura waxay aaminsantahay in sharciga anshax-xumada uu  waqtigiisu dhamaaday tahayna in wax laga badalo.  Kadib markii xildhibaanad Samantha Senser-Mura ay maqashay in haweeney...

Maxaad u baahan tahay inaad ka ogaato jadeecada. 

Xasuusnow in ay jirto jadeeco inta aadan safrin kahor iyo kadiba Jadeecadu waa cudur lisku daarto liskuna qaadsiiyo hawada kadib marka qof qaba jadeecada uu...

Shilal qaar sababay dhimasho ayaa dhacay kadib markii uu da’ay baraf aad u badan Minnesota. 

Gawaari badan ayaa isku dhacay qaar kalena wadada ayay ka baxeen subaxnimadii Jimcaha kadib markii baraf dhawr inchi ah uu ku da’ay wadooyiinka.   Ciidamada gobolka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img