Abdirizak Diis is the founder and CEO of Somali Media of Minnesota, where he serves as a writer and editor. He is also an anchor for Somali TV of Minnesota. Abdirizak specializes in community reporting, health and education awareness, and geopolitical analysis of the Horn of Africa. He holds a Master's degree in Public Affairs from the University of Minnesota and a Master's degree in Political Science from Western Illinois University. With over 15 years of teaching experience, he taught Social Studies at Minneapolis Public Schools for several years. Notably, he is the first Somali American to develop a Somali Studies curriculum. In his free time, Abdirizak enjoys spending time with friends.
Xildhibaan Ilhaan Cumar ma aysan codeyn isreeb-reebka doorashada madaxtinimo ee Minnesota todobaadkan. Laakiin waxay u sheegtay Politico in ay fahantay halka ay ka imanayaan...
Madaxweyne Joe Biden iyo Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa si fudud ugu guuleystey doorashooyinkooda horudhaca ah ee Dimuqraadiga iyo Jamhuuriga ee Minnesota...
Barito oo ku beegan Maarso shanteeda waxaa looga yaqaanaa dalka Maraykanka Super Tuesday. Super Tuesday waxaa la qabtaa doorashooyiinka is reeb-reebka axsaabta dhexdooda oo...
Gudoonka waxbarashada St. Louis Park ayaa ku baaqay in isbedel lagu sameeyo sharicga Minnesota, oo ku saabsan in qoysasku dooran karaan in caruurtooda aan...
Qaar ka mid hogaamiyayaasha Muslimiinta Minnesota ayaa ugu baaqaya Muslimiinta Minnesota in ay u codeeyaan “uncommitted” doorashada is reebreebka ee dhacaysa Maarso shanteeda. Waxay...