Abdirizak Diis

Abdirizak Diis is the founder and CEO of Somali Media of Minnesota, where he serves as a writer and editor. He is also an anchor for Somali TV of Minnesota. Abdirizak specializes in community reporting, health and education awareness, and geopolitical analysis of the Horn of Africa. He holds a Master's degree in Public Affairs from the University of Minnesota and a Master's degree in Political Science from Western Illinois University. With over 15 years of teaching experience, he taught Social Studies at Minneapolis Public Schools for several years. Notably, he is the first Somali American to develop a Somali Studies curriculum. In his free time, Abdirizak enjoys spending time with friends.
spot_img

Calanka cusub ee Minnesota oo aad ugu eg kuwa maamul goboleedyada Soomaaliya. Miyaa la qaadan doonaa?

Gudi ka kooban 13 xubnood oo loo xilsaaray in ay ka shaqeeyaan soo saarista calanka cusub ee Gobolka Minnesota ayaa goaan ka gaaray nooca...

Kormeeraha cusub ee dugsiyada dadwaynaha Minneapolis oo la ansixiyay, waxayna qaadan doontaa mushaar gaaraya $266,000.

Kulan ay  xalay-Deseembar 12, 2023- ay ku yeesheen gudiga dadwaynaha Minneapolis xaruntooda Davis Center  ayaa waxaa ay ku ansixiyeen si rasmi ah kunturaada kormeeraha...

Soomaalida Minnesota iyo Maraykanka oo uruurinaya lacag gaaraysa hal milyan oo doolar si loogu caawiyo dadka ku waxyeeloobay daadadka. 

Soomaalida ku dhaqan Minnesota ayaa Abaabul xoogan ugu jira sidii ay u caawin lahaayeen Soomaalida ku waxyeeloobay daadadka xilagaan ka jira geeska Afrika. Culaam’udiinka...

Maxaad ka ogtahay Mishaarka ay qaataan xubnaha golaha deegaanka Minneapilis iyo Duqa magaalada Jacob Frey

Daraasad cusub oo la sameeyay ayaa lagu ogaaday.  Xubnaha golaha deegaanka  Minneapolis waxa ay qaataan mushahar ka badan inta ay qaataan dhigooda magaalooyiinka kale ...

Lix qoys oo Soomaali ah ayaa ku hanjabay in sharciga ay la tiigsan doonaan dugsiyada St. Louis Park hadii aysan Ardayda Soomaalida iyo Muslimiinta...

Shirkad qareeno ah oo matalaysa lix qoys oo Soomaali ah ayaa warqad u dirtay guddiga dugsiyada St. Louis Park iyo kormeeraha ku meel gaarka...

Gudigii G. Walz u xilsaaray arrinta Uber/Lyft maxay isku mari la’yihiin?

Guddiga gaarka ah ee Gov. Tim Walz ee  loo xilsaaray In ay ka shaqeeyaan xal u helida muranka hareeyay ujrada darawalada Uber iyo Lyft ...

Buug Cusub oo soo bandhigaya ciyaaraha, iyo heeshaha dhaqanka Soomaalida ayaa lagu bari doonaa dugsiyada dadwaynaha Minnesota. 

Qorsho Xasan iyo Becca Buck ayaa ururiyay heeso dhaqameed,  iyo ciyaaro Soomaali ah oo ay ka soo xigteen  ardayda iyo waalidiinta dugsiga hoose ee...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img