Abdirizak Diis

Abdirizak Diis is the founder and CEO of Somali Media of Minnesota, where he serves as a writer and editor. He is also an anchor for Somali TV of Minnesota. Abdirizak specializes in community reporting, health and education awareness, and geopolitical analysis of the Horn of Africa. He holds a Master's degree in Public Affairs from the University of Minnesota and a Master's degree in Political Science from Western Illinois University. With over 15 years of teaching experience, he taught Social Studies at Minneapolis Public Schools for several years. Notably, he is the first Somali American to develop a Somali Studies curriculum. In his free time, Abdirizak enjoys spending time with friends.
spot_img

Labo gabdhood oo walaalo ah ayaa weli ku sugan xaalad halis ah kaddib shil-gaari oo ay ku galeen St. Paul, kuna dhaawacmeen shan qof...

Labo gabdhood oo walaalo ah oo reer Anoka ah ayaa weli isbitaalka ku jira xaaladoona aad ayay u liidataa  ka dib markii lay galeen...

Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Cunaqataynta hubka ka qaaday Soomaaliya, taas oo gacan ka gaysanaysa dib-u-dhiska ciidanka 

Talaabo taariikhi ah, Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Jimcihii si wada jir ah isugu raacay in laga qaado cunaqabateynta hubka ee saaran dowladda...

Xarun Cusub oo Daroogada Looga Daweeyo Haweenka oom Laga Furay St. Paul.

Yussuf Shafie, the CEO and founder of Alliance Wellness Center LLC, hosts an open house on October 14, 2023, at a new facility dedicated to treating young East African women. Credit: Courtesy of Abdirahman Mukhtar

Yaa Noqon Doona Kormeeraha Guud ee Dugsiyada Dadweynaha Minneapolis? 

HAMILTON (TENN.) COUNTY PUBLIC SCHOOLS Sonia Stewart is a finalist for superintendent of Minneapolis Public Schools.

Shaqaalaha laga tirada badan yahay ee  shaqooyinka muhiimka ah ayaa aad ugu dhintay xiligii  COVID, daraasad cusub oo Jaamacadda Minnesota samaysay ayaa lagu ogaaday.

Daraasad cusub oo Jaamacadda Minnesota samaysay  ayaa lagu ogaaday in shaqaalaha ku jira "shaqooyinka muhiimka ah" sida daryeelka caafimaadka, adeegga cuntada, iyo waxbarashada ay...

Dadka reer Minnesota ayaa sadex sano ku muransan waxyaabaha lagu dhigayo maadada culuumta Bulshada. Halkan ka dheeho sida ardayda oga hadleen.

Labo maalin oo la samaynayay dhagaysiga dadwaynaha, ardayda Minnesota ayaa u sheegay xaakimka in ay doonayaan in ay bartaan tariikhda saxda ah oo ay ka mid tahay mida dadka laga tirada badan yahay.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img