HomeNews

News

Muslimiinta Minnesota iyo Maraykanka oo ku baaqay in laga codeeyo Biden doorashada dhacaysa Maarso 5teeda.

Qaar ka mid hogaamiyayaasha Muslimiinta Minnesota ayaa ugu baaqaya Muslimiinta Minnesota in ay u codeeyaan “uncommitted” doorashada is reebreebka ee dhacaysa Maarso shanteeda. Waxay...

Nin ka tirsan Ciidanka Cirka ee Maraykanka oo ka xanaaqsan Dagaalka Israel ee Gaza

Aaron Bushnell oo 25 jir ah ayaa ku dhintay cisbitaalka kadib markii uu isku gubay afaafka hore ee safaaradda Israa’iil ee magaalada Washington,D.C., Axaddii....

Macalimiinta Dugsiyada Dadwaynaha St. Paul oo ku dhawaaqay in ay shaqo joojin samaynayaan, sidee bay kuu saamaysanysaa?

Hogaamiyayaasha Ururka macalimiinta St. Paul ayaa ku ku dhawaaqay isniintii in ay shaqo joojin samaynayaan Maarso 11keeda hadii aan codsigooda wax laga qaban.  Macalimiinta...

Boqolaal ka tirsan shaqaalaha xanaanada waayeelka uu shaqo joojin ku dhawaaqay Maarso 5teeda.

Shaqaale badan oo ka shaqeeya xarumaha dadka waawayn lagu xanaaneeyo ayaa u asteestay Maarso 5teeda in ay sameeyaan 24 saacadood oo shaqo joojin ah.   Shaqo...

Telefoonkaaga ma shaqaynayaa? Telefoono badan ayaa saaka shaqaynayn, maxay tahay sababta?

Kumanaan qof oo ka mid ah macaamiisha At&t ayaa saaka oo Khamiis ah ku waabariistay iyaga oo aan haysan khadka telefoonka. Waxaa ay saamaysay...

Ninkii laayay booliiska Burnsville oo magaciisa la shaaciyay

Ninkii toogtay kadibna dilay labo booliis ah iyo sarkaal ka tirsan gurmadka dab-damiska ee magaalada Burnsville (Minnesota)  ayaa la aqoonsaday. Baaraha caafimaadka ee degmada...

Labo Boolis iyo qof ka mid ah shaqaalaha dabdamiska oo la dilay

Laba askari oo ka tirsan booliiska Burnsville iyo mid ka mid ah shaqaalaha waaxda dab-damiska ayaa la toogtay subaxnimadii hore ee Axadda saacado ismari...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img