Justice
Askari ka tirsan ciidamada gobolka Minnesota oo lagu soo oogay dacwad dil oo uu u geystay nin African Amerikaan ah.
Askari ka tirsan ciidamada ilaalada Minnesota ee loo yaqaan State Trooper ayaa lagu soo oogay saddex dambi, oo uu ku jiro dil, ka dib...
Justice
Golaha magaalada Brooklyn Center oo ka hor yimid sharci lagu mamnuuci lahaa in booliisku baaraan baabuurta.
Golaha Magaalada Brooklyn Park Center ayaa diiday mooshin ka mamnuuci lahaa booliiska in ay baabuurta joojiyaan hadii khaladaad taraafik oo yar ay galaan. Golaha...
Education
Waalidiin ku qasbay maamulaha dugsiga dhexe ee Andersen in ay xilka banayso.
Tara FitzGerald, oo ahayd maamulaha Dugsiga Dhexe ee Andersen United ilaa 2021, ayaa lagu qasbay in ay xilka wareejiso. Maamulaha Dugsiga Dhexe ee Andersen United...
Community and Culture
Jaaliyada Soomaaliyeed ee Minnesota oo qorshaynaya isu soo bax balaaran oo ka dhan ah dowlada Ethiopia, laguna taageerayo Soomaaliya.
Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa abaabulaya isu soo bax balaaran oo lagu taageerayo mowqifka dowlada Soomaaliya ka istaagtay...
Education
Arday Soomaali ah iyo arday kale oo African-American ah ayaa Dugsiga Sare ee St. Lious Park dagaal ku dhexmaray Khamiistii.
Dugsiga Sare ee St. Louis Park ayaa la xiray jimcihii, iyadoo xiisadaha iyo wax-qabadyada dugsiga la joojiyay ka dib dagaal dugsiga ka dhacay Khamiistii....
Education
Maadada culuumta Soomaalida (Somali Studies) oo lagu baran doono dugsiyada dadwaynaha ee Minnesota.
Manhajka cusub ee cilmiga bulshada ee Minnesota oo ay ku jiraan daraasaadka qowmiyadaha ayaa dhaqan geli doona 2026. Macdadka cilmi baarista ee u janjeera...
Justice
Wiil Soomaali ah oo lagu toogtay New Brighton Blvd Minneapolis
Wiil dhalinyaro Soomaali ah oo 19 jir ah ayaa shalay galab dil toogasho ah loogu gaysty goob baarkinka baabuurta Target ee ku taal 1650...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

