Abdirizak Diis

Abdirizak Diis is the founder and CEO of Somali Media of Minnesota, where he serves as a writer and editor. He is also an anchor for Somali TV of Minnesota. Abdirizak specializes in community reporting, health and education awareness, and geopolitical analysis of the Horn of Africa. He holds a Master's degree in Public Affairs from the University of Minnesota and a Master's degree in Political Science from Western Illinois University. With over 15 years of teaching experience, he taught Social Studies at Minneapolis Public Schools for several years. Notably, he is the first Somali American to develop a Somali Studies curriculum. In his free time, Abdirizak enjoys spending time with friends.
spot_img

 Canshuur-Celinta cusub ee caruurta gobolka Minnesota waxaa u qalma in ka badan 300,000 oo qof. Yaa ka mid ah?  

Canshuur celintaan cusub ayaa qayb ka ahayd biilka canshuurta gobolka ee sannadkii hore la ansixiyay waxayna caawin doontaa ku dhawaad 300,000 qoys oo dakhligoodu...

Shaqooyiin aad ka samaynayso lacag badan, New American Integration Center ayaa idiin haysa.

Munaasab Wacyigelin shaqo ah oo ay isla soo abaabuleen shaqaalaha CareerForce iyo New American Integration Center ayaa markii ugu horaysay laga hirgaliyay degmada Polk...

Dowlada Federaalka maraykanka oo deeq lacageed siisay qaar ka mid ah masaajidii la weeraray sanadkii hore si amaanka u adkeeyaan.

Shan masaajid oo ku yaala magaalooyiinka mataanaha ah, oo ay ku jiraan laba masaajid oo la weeraray sannadkii hore, ayaa helay deeqaha FEMA si...

Maayarka Magaalada Minneapolis Jacob Frey oo ka soo Horjees qaraarka xabad joojinta Gaza ee uu ansixiyay Golaha deegaanka

Duqa magaalada Minneapolis Jacob Frey ayaa diidmada qayaxan u isticmaalaay qaraar ay soo saareen golaha deegaanka magaalada Minneapolis oo ku baaqayay in xabad joojin...

Shaqaale ka badan 1000 qof oo Soomali badan ka mid yihiin kana shaqeeya garoonka diyaaradaha St. Paul iyo Minneapolis oo dalbanaya mushaar kordhin.

Urur shaqaale oo matala in ka badan 1000 qof oo ka shaqeeya garoonka diyaaradaha ugu wayn minnesota, ayaa ku qasbaya maamulka garoonka in ay...

Maamulka Magaalada Minneapolis oo Xiray xeradii 2aad ee hoylaawayaasha ee Koonfurta Minneapolis

Maamulka Magaalada Minneapolis ayaa burburinya guryaha hoylaawayaasha koonfurta Minneapolis markii labaad bishan.   Xerada E. 26th Street iyo 14th Avenue S. ee la burburiyay Talaadadii waxaa...

Nin Soomaali ah oo xabsiga loo taxaabay kadib markii lagu eedeeyay in uu toogtay wiil dhalinyaro ah. 

Wiil 16 jir ah ayaa shalay oo Axad ah lagu toogtay xaafada Ceder Riverside ee magaalada Minneapolis. Wiilka oo ay soo gaareen dhaawacyo halis...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img