Breaking news:

Somalia’s Cost of Living Soars as Gulf Shipping and Aid Disruptions Deepen Crisis

Somalia is experiencing a sharp rise in the cost of living as ongoing tensions in the Middle East disrupt vital supply chains. With the country...

Minneapolis Residents Comes Together to Support Senator Omar Fateh’s Mayoral Campaign as Tensions Rise Over Minneapolis Budget Issues

Amid a vibrant rally at the Brian Cole Community Center, Omar Fateh formally launched his campaign for mayor, receiving strong support from local leaders...

Popular:

Stay on top of what's going on with our subscription deal!

Minnesota

Business

Health

Technology

Sports

Wararka Maanta ee Soomaaliya

spot_img

Opinions

Latest Articles

Maxaad kala socotaa saamaynta fog ee COVID 19.

Sida aad la socotaan COVID 19 ayaa dad badan noloshooda galaaftay qaar kale oo badana isbitaalada ayaa loo seexiyay. In badan oo ka mid...

Xildhibaanad ka tirsan aqalka sharci dejinta Minnesota ayaa soo jeedinaysa sharci ku saabsan in dumarku xabadkoodu qaawin karaan. 

Xildhibaan Samantha Senser-Mura waxay aaminsantahay in sharciga anshax-xumada uu  waqtigiisu dhamaaday tahayna in wax laga badalo. Kadib markii xildhibaanad Samantha Senser-Mura ay maqashay in haweeney...

Maxaad u baahan tahay inaad ka ogaato jadeecada. 

Xasuusnow in ay jirto jadeeco inta aadan safrin kahor iyo kadibaJadeecadu waa cudur lisku daarto liskuna qaadsiiyo hawada kadib marka qof qaba jadeecada uu...

Shilal qaar sababay dhimasho ayaa dhacay kadib markii uu da’ay baraf aad u badan Minnesota. 

Gawaari badan ayaa isku dhacay qaar kalena wadada ayay ka baxeen subaxnimadii Jimcaha kadib markii baraf dhawr inchi ah uu ku da’ay wadooyiinka.  Ciidamada gobolka...
- Advertisement -

Cabdiraxmaan Daahir oo ka tirsan booliiska St. Paul, wax dacwad ah looma haysto kadib markii uu nin toogtay sanadkii hore.

Xafiiska xeer ilaalinta Degmada Ramsey county iyo Xafiiska Xeer-ilaaliyaha guud Keith Elleson ayaa war-murtiyeed ay si wada jir ah u soo saareen ku sheegay...

Samafale MacKenzie Scott ayaa $15M ugu deeqay hay’adaha aan macaash doonka ahayn ee Minnesota

 Samafale MacKenzie Scott oo ah bilyaneer ayaa Talaadadii ku dhawaaqay in siddeed hay'adood oo aan faa'iido doon ahayn  saldhigooduna yahay Minnesota  ay heli doonaan...

Khidmad bixinta Uber iyo Lyft oo Jahwareer ku riday madaxda gobolka Minnesota kadib codbixintii gudoonka magaalada Minneapolis

Gov. Tim Walz ayaa ugu baaqay golaha deegaanka Minneapolis inay dib u eegaan go’aankii ay ku gaareen in khidmada loo kordhiyo darawalada uber iyo...

Subscribe

- Gain full access to our premium content

- Never miss a story with active notifications

- Browse free from up to 5 devices at once

Education